geeraar qalbi jab ah

maxaa i kaa baray igu beeray caashaqa maxaan kuu begay baxsan ku mooday maxaad balayo noqotay maxaan bukaan socod ahay baadkii ka go'ay maxaan ku door biday dumar kaa doortay maxad been sheegtay balaaya isaga key dhigtay anoo kuu baahan banaanka iiga tagtay inkastoo beerkiyo caloosha waliba bogeeyga ku taal hadana baarigii i uumaan ka baryaa bugsiinoo bari uun waa kabixi balayada caashaq adiguse baxaareey balantii iyo wacadkii burisayoo bilaahidii soo bari waan baxay kuugu ma dhaafin barwaaqo kama wado balaayee afkaa soo boobay bariyaanse ku weydiin wixii beeykaa yimaad kula baashaaloo burad kuu mariya

Comments