ogeeysiss

http://kismaayonews.com/kisma/wp-content/uploads/2012/03/Farmaajo1.jpg

axaa bulshada Soomaaliyeed lagu wargalinayaa in maalinta Sabtida ah ee bishani tahay 14 ka uu ka dhacayo magaalada Bristol shir weyn oo uu kasoo qaybgalayo Raisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) iyo wasiiraddii hore ee haweenka iyo Qoyska Dr Maryama Qaasim iyo marti sharaf badan
Dadka Soomaaliyeed iyo taageerayaasha Mudane Farmaajo oo aad ubadan darteed si loo xakameeyo tirsada iyo tayada shirkaba, Shirkani waxuu noqonayaa Mid lagu yimaaddo casuumad kaliya mana ahan kulan furan. Sidaas darteed waxaa umadda Soomaaliyeed ee jecel iney kasoo qaybgalaan kulankan iney helaan casuumadda inta aysan iska soo safrin.
Kala xidhiidh meelahan si aad uhesho casuumaddaada
1-London :         Cabdullahi 07983540388
2-Birmingham:          Xasan Axmed Diirshe    07578346990
3-Bristol Yusuf Shaakirow       075063555672
Guushaa Xuseen Sandhool       07947142344

Comments