Maxaa biis lagu qasbey iney suugo kulul kuqubeystaan Massasna afka kashumiyaan
TACADIYADA KA DHACA XABSIYADA MAREEYKANKA
Maxaa biis lagu qasbey iney suugo kulul kuqubeystaan Massasna afka kashumiyaan
Saraakiisha kusugan xabsiga dhaqan celinta Sampson ee kuyaala magalada North Carolina ee dalka mareykanka ayaa laguwadaa baritaano kusaabsan xad gudubyo ey kula keceen maxaabiis kadib markii koox lix maxabisa oo xabsiga laga siidayey bishii Julay ey dacwad kadhan ah sarakisha ugudbiyeen maxkamada degmada Greensboro . Maxaa biistu waxeey sheegeen in lagu amray in ey kuqubeystaan Suugo kuleyl ah misana ay mariyaan Xubnohoda taranka ,Massaska halista ahna ay qabtaan kadibna afka kashumiyaan , Sidokale waxaa lagu amrey in ey dooliyaal iyo Bakeylayaal yaryar soo qabtaan kuna hor turaan gawaarida wadooyinka maraya
Si ey uhelaan Cigaar , khamri iyo Xuquqo kale oo ey maxaa bistu lahaayeen.
Maxabistu waxey sheegeen in Sarakisha xabsiga ey sedax nin oo cadaan ah ku amreen in ey nin madoow ahi ey leg daan qoorahana ka jiidaan si’ uu usheegto in uu cadaan yahay kuna faano medebkooda.
Sidoo kale saraakiisha xabsiga ka talisa waxeey amar ku bixiyeen in dharka ay siibaan dadka madowga ahi waxeeyna jirkooda ku shubayeen suugakulul si maqaarkoodu ugu ekaado jirka dadka cad cad
Taasina waxeey dhalisay in maxaabiistaasi jirkoodu ka dhashto bocoolo iyo nabarro waaweeeyn

Short URL: http://biyacade.com/?p=1063
Comments
Post a Comment